Maalin baa waxaa dhacday in nin cabtooy ah uu soo ag fariisto naag ka dibna naagtii ay dhuusto
Adoo xaadira ma soomaa
Afurka makuu imaadaa
Dalxiis taraawiixda ma aadnaa
Xabiibi ma kula suxuurtaa
Xiddigii af‐maankiyo
Xulkii maansayahankow
Xaq u dirir dadkiisii
Xili kala dabaasho
Dhankastaba xasuusaha
Taariikhdu xaradhow.
Adigoon xabaal tegin
Gudataye xilkaagi
Xujadaad I saartaan.
La xaraamaya ‘oo
Xal goobaya weli..
Tixaha macalinka taad igu jeceshay wax igala wadaag.